Toban siyaabood oo looga adkaado qabatinka daawashada aflaamta xunxun

Daawashada aflaamta xun xun way ina soo jiidan kartaa waana dagaalka qabow ee halaaga iyo hooga ah jiilka qarnigan lagula dagaalay maskaxdooda;
Muuqaaladan dadka qaawan ee kala duwan aan dhammaadka lahayn ee kolba qaab cusub aan ku aragno ayaa naga dhigi kara kuwo ay balwad u noqdaan. Haddii aad inay balwad kuu yihin aad dareento, fadlan isku day inaad 10 kaan waano ku dhaqantid:

  1. Weydiiso caawimaad:
    Isku day inaad la xiriirto dhaqtar lagu kalsoon yahay oo khibrad u leh Cilmu-Nafsiga.

2. Samee Ka hortag:
Daah ama Albaab adag dhex dhig adiga iyo halista (sida waqtiga firaaqaada oo shaqo isku mashquulisid).

3️. La soco baahiyahaaga:
Ha is-dayacin intaa inka badan, naftaada daryeelo, nafaqee oo seexo xili hore.

4️.U dhaqaaq dhinaca madaxbannaanida:
Haddii aad ku tiirsantahay shaqsiyaad xumaan usaaxiib ah, isku day inaad noqoto qof madaxbannaan.

5️.La hadal naftaada:
Is-lahadalka aad lahadlayso naftaada adigoo iskala hadlaaya ama iska wacdinaya xumaanta ayaa maskaxda ka caawiya Goaan qaadashada.

6️.Xusuusnow dhiirigelintan:
Xusuusi naftaada waxaad u nooshahay: korinta carruurtaada? ilaalinta jacaylka lamaanahaaga? Xaqiiqada inaadan iska indho tirin? Alle ka cabsi?

7️.Iska jir waqtiga:
La soco… ogow waqtiga saxda ah ee aad dooratay inaad daawato Filmada xunxun kuna mashquuli waqtigaas waxkale.

8️.Naftaada ilaali:
FHaddii ay ku badiso, xakamee; Haddii aad caajis tahay, ku dhiirrigeli iyada.

9.Naftaada ilaali:
Oo Samee waxkasta oo aad awooddo si badqabka naftaadu wax walba uga sarreyso.

10.Faham oo ha eedayn naftaada:
Eeddu waxay ka hortagtaa koritaanka maskaxda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.